RW ku-xigeenka dalka oo Madaxweyne Bazoum kala hadlay hal arrin oo Muhiim ah

Ra’iisal wasaare ku xigeenka dalka oo Madaxweynaha Niger kala hadlay sidii xoriyadooda loogu soo celin lahaa dhallinyaro Soomaali ah oo ku xeran dalkaasi. Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Xukuumadda Mudane Salah Jama ayaa intuu ku sugnaa dalka Niger wuxuu kulan la qaatay Madaxweynaha dalka Niger Mohamed Bazoum isagoo kala hadlay qodobo ay kamid yihiin in labada … Continue reading RW ku-xigeenka dalka oo Madaxweyne Bazoum kala hadlay hal arrin oo Muhiim ah